Qarax weyn oo ka dhacay degmada Wanla-weyn iyo Wararkii ugu dambeeyey

Degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ka dhacay duhurnimadii maanta qarax si aad ah looga maqlay guud ahaan degmadaas iyo nawaaxigeeda. Qaraxan oo noociisa uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay gaari Cabdi Bille ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan Dowladda, inkastoo markii gaarigu gudbay uu dhacay qaraxa. Goobta qaraxa … Continue reading Qarax weyn oo ka dhacay degmada Wanla-weyn iyo Wararkii ugu dambeeyey